Ninkii Xaaraanta Ka Xoroobay
May 3, 2020 - Written by C M

Ganacsade ku nool magaalada Garoowe, ayaa afar meheradood oo ay ka mid yihiin hudheel, maqaaxi iyo hoolka shirarka, waxa ku wareejiyey guddi xaraashi doonta.

Waxa uu sheegay in hantidu markiisii hore ay ka ku soo gashay si xaaraan ah, is la markaa na uu hadda Ilaahay dartii uu xaaraantaa uga noqday.

Guddidada uu hantida ku wareejiyey oo ah dad eheludiin ah, ayaa iibin doonta, iyaga oo lacagta ka soo bixi doonta na ku bixin doonta danta guud.

https://us04web.zoom.us/j/5145595506?pwd=N0lkbzc4bUdSbUR1MDZjRXdHN0R1Zz09
Muuqaalka iyo sawirka: Daljire Media

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS