Waddamo Khafiiyey Bandoodii Koronafayras Iyo Warar Kale, BBC Soomaali
May 4, 2020 - Written by C M

Dalal ka la duwan, ayaa qaatay go’aamo ay ku debcinayaan, xayiraadihii lagu xakamaynayey faafitaanka xanuunka Koronafayras, iyadoo xanuunku weli sii faafayo.

Xanuunka Convid-19, ayaa waxa uu haleelay 3,633,345, halka ay u geeriyoodeen 251,463 qof; waxa ka bogsaday 1,184,110.

Wararkii ugu danbeeyey ee Koronafayras, waxa is ku soo dubbariday BBC Soomaali TV.

Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS