Qaad Tiro Badan Oo Hargeysa Lagu Gubay
May 5, 2020 - Written by C M

Qaad ka kooban 1500 oo geed oo jebis ah, 250 geed oo fujis ah iyo 2000 oo marduuf, ayaa maanta ciidanka boolisku ku gubeen magaalada Hargeysa, ka dib markii ay qabteen iyadoo si sharcidarro ah magaalada loo soo gelinayo.

Muuqaalka iyo sawirka: SLN TV
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS