Shirkadda Telesom Oo $200, 000 oo Dollar Iyo Qalab Caafimaad Ku Wareejisay Guddida Convid-19 Ee Soomaaliland
May 10, 2020 - Written by C M

Shirkadda isgaadhsiinta ee Telesom, ayaa maanta guddida ka hortagga iyo diyaargarawga xanuunka Convid-19 ee Soomaaliland, waxay ku wareejiyeen lacag dhan $200,000 oo dollar iyo qalab caafimaad, oo lacagtiidu dhan tahay $640,000 oo dollar.


Muuqaalka Iyo Sawirka: Warbaahinta Madaxtooyada JSL

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS