Beledweyne Oo Webigu Ku Fatahay
May 12, 2020 - Written by C M

Webiga Shabeelle, ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne, iyadoo xaaladdu meel cakiran marayso. Warkan oo faahfaahsan iyo warar kale ba, waxaad kaga bogan kartaan BBC Soomaali TV.

Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS