Hargeysa: Culimo Iyo Dhakhaatiir Bulshada U Diray Farriimo La Xidhiidha Koronafayras
May 15, 2020 - Written by C M

Dhakhaatiir iyo culimo, ayaa si wada jir ah maanta bulshada Soomaaliland ugu baaqay, in ay qaataan talooyinka iyo farriimaha wacyigelinta ah, ee la xidhiidha xanuunka Convid-19, si waxyeelladiisu u yaraato.

Muuqaalka iyo sawirka: Saab TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS