Sarkaal Ka Tirsan Booliska Soomaaliya Oo Qarax Lagu Dilay
May 28, 2020 - Written by C M

Marxuum Cabdishakuur Xuseen Cabdi oo ka mid ahaa booliska Soomaaliya, ayaa maanta ku geeriyooday qarax loogu xidhay gaadhigiisa, degmada Xamarweye ee magaalada Muqdisho. Wararkan iyo wararkale oo caalamka ku saabsan ba, waxa is ku soo dubbariday BBC Soomaali TV.

Muuqaalka iyo sawirka: BBC Soomaali TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS