Xoghayaha Guud Ee WADDANI Oo Dhambaal La Wadaagay Dhallinyarada Soomaaliland
May 28, 2020 - Written by C M

Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI, Khadar Cabdi Xuseen, ayaa dhallinyarada Soomaaliland ee dhawaan soo bandhigay fikirka ah “Baaq Shacab” ku ayiday in ay ka hadlaan dhibaatooyinka dalka haysta. Isaga oo sheegay in Soomaaliland sannadihi ugu danbeeyey ay caqabado ka la duwani soo foodsaarayeen, is la markaa na xukuumadda hadda tala haystaa aanay sidii la rabay dalka hoggaaminayn.

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS