Xaaladda Minneapolis Oo Kacsan
May 29, 2020 - Written by C M

Muddaharaadyadii ka socday magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, ayaa sababay bililiqo biyo urbur loo geystay meherado badan oo ganacsi, is la markaa na waxa dab la qabadsiiyey saldhigboolis. Waxa na muddaharaadyada iyo rabshaduhu bilaabmeen, ka dib markii uu uu gacanta booliska ku baxay nin ka soo jeedaa bulshada madowga ah ee Maraykanka.

Muuqaalka iyo sawirka: Universal TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS