Weriye Coldoon Oo Xabsigii Laga Sii Daayey
June 7, 2020 - Written by C M

Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa laga sii daayey xabsi uu ku xidhaa hal sano iyo laba bilood, ka dib markii uu cafis u fidiyey madaxweynaha Soomaaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

Muuqaalka iyo sawirka: Saab TV

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS