Hargeysa: Dallada NAFIS Network Oo Agab Caafimaad Iyo Qalab Kale Ku Wareejisay Qoysas Danyar ah
June 7, 2020 - Written by C M

Dalladda la dagaallanka gudniinka Fircooniga ee NAFIS Network, oo kaashanaysa hay’adda Plant International, ayaa agab caafimaad iyo qalab waxbarasho, waxay gaadhsiiyeen dadweynaha ku nool goobaha barakacayaasha ee ku yaalla gobollada Maroodijeex iyo Togdheer.

Muuqaalka iyo sawirka: Saab TV

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS