Qoraa Maxamed Baashe Oo Ingiriiska Ku Geeriyooday
June 18, 2020 - Written by C M

Alle ha u naxariistee qoraa/suxufi Maxamed Baashe Xaaji Xasan, ayaa ku geeriyooday magaalada London ee dalka UK.

Qoraaga ayaa maalmihii ugu danbeeyey cusbitaal ugu jiray xanuun haleelay. Waxa na taariikhdiisa iyo geeddisocodkiisii xagga qoraalka ba, TVga HCTV uga warramay abwaan/qoraa Yuusuf Cismaan Cabdille “Yuusuf Shaacir”.

Muuqaalkav: HCTV
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS