Hargeysa: Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wedtigii La Socday Oo Shacabku Soo Dhaweeyeen
June 18, 2020 - Written by C M

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii la socday ee ku maqnaa shirkii Jabuuti, ayaa maanta shacab tiro badani ku soo dhaweeyeen Hargeysa.

Madaxweynaha oo soo dhaweynta ka dib khudbad jeediyey, ayaa sheegay in shirkii lagu wadahadalsiinayey Soomaaliland iyo Soomaaliya ee Jabuuti ka dhacay, uu ahaa fagaare caalami ah oo dalal ka la duwani goobjoog ka ahaayeen.

Muuqaalka iyo sawirka: HCTV
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS