Hadimada Haybsooca: Takoorka Loo Geysto Beelaha Ay Soomaalidu Haybsoocdo
June 27, 2020 - Written by C M

Waa dhukumenteri si waafiya ah u soo bandhigaya, faquuqa iyo haybsooca ay Soomaalidu ku haysto beelaha “Gabooyaha” ama “Midgaha” loo yaqaanno. Waxa barnaamaijkan diyaariyey Cabdillaahi Xasan, oo ka hawlgala CBA tv.

Muuqaalka iyo sawirka: CBA tv
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS