Turkey: Masaajid 86 Sano Masxaf Ahaa Oo Masaajidkiisii Lagu Celiyey
July 11, 2020 - Written by C M

Maxkamad ku taalla dalka Turkiga, ayaa go’aamisay in masaajidnimadiisii lagu celiyo masaajid masxaf loo beddelay 1934kii, xilligii ay maamulka turkiga gacanka ku haysay dowladdii cagta marisay astaatimihii iyo nidaamkii diiniga ahaa ee dalkaa ka jiray. Masaajidkan ayaa lagu magacaabaa “xaaji Sophia”.

Diyaarintii: Suxufi Sinyoore
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS