Madaxweyne Muuse Oo Dardaaran U Jeediyey Askar Tababar Loo Xidhay
July 21, 2020 - Written by C M

Madaxweynaha Soomaaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadal dardaaran u jeediyey dufcaddii 32aad ee ka baxda machadka Lixle ee tababarka ciidanka, oo ku yaalla Mandheera.

Muuqaalka iyo sawirka: Somaliland Channel

Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS