Khayre Oo Ka Hadlay Xilkaqaadistiisa
July 25, 2020 - Written by C M

Raysalwasaarihii hore ee dawladda Faderaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo maanta Galaha Shacabku kalsoonidii ka la noqdeen, isaga iyo Xukuumadda uu hoggaamiyo, ayaa xilkaqaadistaa ku tilmaamay mid sharciga baalmarsan. Waxa na uu shaaciyey in uu isagu xilkii is ka casilay.

Muuqaalka iyo sawirka: Xafiiska Raysalwasaaraha
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS