Geeddigii Nololeed Ee Dr. Gabboose: Wareysi|Qaybaha 1aad iyo 2aad
October 12, 2020 - Written by C M

Dr. Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa wareysi uu siiyey telefishink Saab TV, waxa uu kaga hadlay geeddigii nololeed ee uu soo maray, xilligii uu ahaa dhakhtarka gaarka ah ee madaxweyne Siyaad Barre, xilligii uu SNM ku biiray iyo arrimo kale oo xiiso badan. Waa labadii qaybood ee ugu horreeyey ee wareysi taxane ah.

Muuqaalka iyo sawirka: Saab Tv
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS