Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Ee Somaliland Oo Sool Ka Joojisay Furitaanka Cilaajyo Culub
October 13, 2020 - Written by C M

Hargeysa-(GLN]: Amar xayiraad ah oo ka soo baxay wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland, ayaa lagu joojiyey in aan cilaaj cusub laga furi karin gogolka Sool. Waxa amarkan ay ku sabababeeyeen si loo sugo badqabka bulshada.

Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS