Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Oo Taageeray In Tigreega Gacanta Lagu Qabto
November 5, 2020 - Written by maamule

Madaxweynaha dawladda deegaanka Soomaalida Md. Mustafe Maxamed Cumar, ayaa taageeray hadal uu jeediyey raysalwasaaraha Itoobiya, oo shaaciyey in awood ciidan loo adeegsan doono Tigreega, oo ku hammiyaya in ay Itoobiya ka go’aan.

Sawirka iyo muuqaalka: Saab TV
Gacanlibaaxnews.com
News Desk

COMMENTS