Qoraaga Buuga “Doolaal” Oo Ka Warramay Sababta Uu Buugga U Qoray
November 6, 2020 - Written by maamule

Qoraa Maxamed Yuusuf Bidhiidh “Badda”, ayaa ka warramay sababta uu qoray buugga Doolaal, oo uu dhawaan ku soo bandhigay Hargeysa. Waxa uu sheegay in buuggu ka hadlayo noloshiisa iyo waayihii uu soo maray. Waxa uu sidan ku faahfaahiyey wareysi uu siiyey weriye Barkhad Cabdillaahi Maxamed.

Muuqaalka iyo sawirka: Barkhad Cabdillaahi
Gacanlibaaxnews.com
News Des
k

COMMENTS