Gobolka Daadmadheedh Oo Ku Guulaystay Koobkii Gobollada Somaliland
November 16, 2020 - Written by C M

Xulka gobolka Daadmadheedh, ayaa hantiyey koobkii tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee gobollada Jamhuuriyadda Somaliland, ka dib markii ay afka ciidda u dareen xulka gobolka Maroodijeex, oo ciyaar kululi ku dhex martay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa. Waxa ay kaga badiyeen 2 iyo 1, iyadoo ciyaartu ahayd mid kulul oo xamaasadi ku dheehnayd.

Muuqaalka iyo sawirka: SLNL TV
Gacanlibaaxnews
News Desk

COMMENTS