Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Xaaladda Laascnood
January 24, 2023 - Written by maamule

Taliyaha ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa sheegay in ciidanka qaranku gacanta ku hayaan xaaladda nabadda Laascaanood, isla markaa na waxa uu intaa raaciyey in ay iyagu gaaradada ku soo dhaweeyeen.

Taliyaha ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, Sawirka/MMTV

(3) Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland, oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgelyo ee Gobolka Sool. – YouTube

COMMENTS