Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo 24 Saacadood Gudahood Lagu Xukumay
February 7, 2024 - Written by maamule

Maxkamadda degmada Hargeysa, ayaa sannad iyo lixbilood ku xukuntay abwaan Cabdiraxmaan Abees, oo dorraad lagu xidhay magaalada Hargeysa.

Muuqaalka: MMTV

COMMENTS