Xukunkii Lagu Xukumay Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo La Cambaareeyey
February 7, 2024 - Written by maamule

“Waxa aan halkan aad iyo aad uga canbaaraynayaa cadaaladdarada iyo xukun qarqooshka ku dhacay Cabdiramaan Abees. Waxaana caddaatay in uu kiis siyaasadeed yahay. Cabdiraxmaan, xadhiggiisu ma aha xadhig keliya ee waxa uu ahaa nin xaqurdirir ah,” ayuu yidhi Xamse Khayre oo si dhow u la soday xukkun lagu riday abwaan Cabdiraxmaan Abees, oo u warramayey CBA Tv.

Muuqaalka: CBA TV
Sawrirka: CBA TV

COMMENTS