Xukuumadda Somaliland oo Joojisay Isu Socodka Gaadiidka Ceerigaabo
October 21, 2025 - Written by maamule

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta shaacisay in la joojiyay isu socodka gaadiidka u kala goosha magaalada Ceerigaabo iyo deegaanada ku dhow, sababo la xidhiidha xaalad amni iyo shirka nabadda ee halkaa ka socda. Goโ€™aankan ayaa si ku-meelgaadh ah u dhaqan galay, iyadoo masuuliyiinta amniga ay sheegeen in talaabadani ay qayb ka tahay dadaallada lagu xaqiijinayo nabadgelyada iyo kala dambeynta bulshada.

COMMENTS