Diwaanka abwaankii/qoraagii Siciid Maxamuud Gahayr Oo Xalay Lagu Soo Bandhigay Hargeysa
November 1, 2025 - Written by maamule

Marka laga yimaado dhanka halabuurka, Siciid, wuxuu ahaa nin dulmanaha u hiiliya. Bandhiggan ayaa noqday mid xusuusiyay akhristayaasha iyo bulshada doorkii weynaa ee uu ku lahaa qoraalka iyo halabuurka suugaanta. Siciid M. Gahayr, Ilaahay SWT ha u naxariisto oo ha u denbidhaafo.

COMMENTS