Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Oo Sheegay War Ka Farxin Doona Xisbiyada Mucaaradka ah
November 2, 2025 - Written by maamule

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaable, ayaa sheegay in Warbaahinta Qaranka laga joojiyey in cid laga aflagaadeeyo, isla markaa na in xisbiyada mucaaradka dhaliishooda laga baahin doono.

COMMENTS