Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Xubno Ka Trisan Loo Furay Tababar Ay U Baahnaayeen
November 2, 2025 - Written by maamule

Tababar muhiim ah ayaa loo furay saraakiil iyo xubno ka tirsan Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland, kaas oo diiradda lagu saarayo kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha la xidhiidha ilaalinta badda.

COMMENTS