Xukuumadda JSL Oo Soo Saartay Go’aamo Cusub Oo Ku Saabsan Qiimaha Shidaalka Korontada, Warshadaha Iyo Wakaaladaha Biyaha
November 4, 2025 - Written by maamule

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaqliland, ayaa shaacisay go’aamo cusub oo la xidhiidha qiimaha shidaalka loogu talagaalay waxsoorka sida korontada, biyaha iyo warshadaha. Go’aamadan ayaa qayb ka ah qorshaha dowladda ee doonayo in lagu xakameeyo sicir-bararka iyo kor u kaca kharashaadka waxsoosaarka gudaha.

COMMENTS