Xukuumadda Somaliland oo Beesha Caalamka Ku Wargelisay Loolanka Adag Ee Hawada Ee U Dhexeeya Somaliland Iyo Soomaaliya
November 12, 2025 - Written by maamule

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u gaadhsiisay beesha caalamka in Somaliland hawadeeda si buuxda u maamuli doonto, isla marka na waxay sheegeen in wixii dhibaato ka yimaada loollanka hawada ee socda ay masuuliyaddiisa qaadi doonto dawladda Federaalka Soomaaliya.

COMMENTS