Somaliland: Xukuumadda Oo Joojisay Qabashada Xafladdii Lagu Xusi Lahaa Xeer Ciise
November 13, 2025 - Written by maamule

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa joojisay qabashada xafladda lagu xusayey Xeer Ciise ee lagu qaban lahaa magaalada Saylac.

COMMENTS