Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Oo Deeq Daawooyin Ah Ku Wareejisay Deegaanka Qoolbuulale Ee Degmada Sallaxley
November 14, 2025 - Written by maamule

Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta deeq daawooyin muhiim ah ku wareejisay deegaanka Qoolbuulale oo hoos taga degmada Sallaxley.

COMMENTS