Madaxweynaha Tanzania Oo Inanteeda Iyo Ninka Qaba U Magacowday Xilal
November 17, 2025 - Written by maamule

Madaxweynaha dhawaan dib loo doortay ee Tanzania Samia Suluhu, ayaa gabadheeda u magacawday Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada, halka ninka ay gabadhu u dhaxday, Mohammed, loo magacaabay Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka.
Arrintani waxay keentay in gabadha madaxweynaha iyo seygeeduba si isku mar ah xilal sare loogu dhiibo gudaha xukuumadda Tanzania.

COMMENTS