Xukuumadda JSL oo Go’aamo Ka Soo Saartay Korodhkii Shirkadaha Isgaadhsiintu Ku Sameeyeen Adeegga Internet-ka ee Rabshadaha Dhalisay
November 18, 2025 - Written by maamule

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo saartay go’aamo muhiim ah oo ku saabsan korodhka ay shirkadaha isgaadhsiintu ku sameeyeen qiimaha adeegga internet-ka; tallaabo keentay cadho iyo rabshado ka dhex aloosmay bulshada.

COMMENTS