Wasiirka Warfaafinta JSL Axmed-Yaasiin Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Iska Casilay Xilkii Wasiirnimo
December 6, 2025 - Written by maamule

Wasiirka Warfaafinta JSL Axmed-Yaasiin Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Iska Casilay Xilkii Wasiirnimo “Waxaan halkan ka bayaaminayaa inaa joojiyay xilkii wasiirnimo aan hayay ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi-Gelinta Ahaa na Afhayeenka Xukuumadda,” ayuu yidhi wasiir Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle.

COMMENTS