Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Oo Nababad Ugu Baaqay Shacabka Gobollada Awdal iyo Salel
December 7, 2025 - Written by maamule

Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, ayaa nababad ugu baaqay dadka deegaanwadaagta ah ee gobollada Awdal iyo Salel, isla markaa na waxa ay ugu baaqeen in ay ka wada shaqeeyaan nabbada iyo xasilloonida.

COMMENTS