Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay Iyo Farriimo Uu Diray
December 10, 2025 - Written by maamule

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Awdal, Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay, isla markaa na farriimo u diray dadka deegaanwadaagta ee gobollada Awdal iyo Salel.

Badhasaabka Cusub Ee Awdal Cabdirashid Xasan Mataan Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay – YouTube

COMMENTS