Madaxweyne Cirro Oo Guddi Qaran U Magacaabay Dhibaatadii Ka Dhacday Magaalada Boorama
December 20, 2025 - Written by maamule

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cirro, ayaa guddi qaran u magacaabay soo baadhista iyo qiimeynta dhacdadii ka dhacday magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

COMMENTS