Waftiga ka Socta Itoobiya Oo Maanta Booqday Goobo Muhiim ah Oo Ka Mid ah Dekedda Berbera
December 22, 2025 - Written by maamule

Goobo muhiim ah oo dekeda Berbera ku yaalla oo werashado na ku jiraan, ayey maanta booqdeen oo xogwarran laga siiyey weftiga uu hoggaaminayo xoghayaha rugta ganacsiga Itoobiya ee labadii maalmood ee u danbeeyey ku sugnaa magaalada Berbera.

COMMENTS