Daawo;Guddoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Sanaag Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelo Dagaal Ku Dhex maray Deegaan Ka Tirsan Ceel-Afweyn
September 29, 2016 - Written by

Daawo Guddoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Sanaag Mukhtaar Maxmuud Cilmi (Mukhtaar Dabxaan) Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelo Dagaal Ku Dhex maray Deegaan Ka Tirsan Ceel-Afweyn, sida oo kalena madaxdhaqameedka Degmada ceel Afwyn U Soo Jeediyey in ay Nabada ka shaqeeyan.

https://www.youtube.com/watch?v=loW3mcyAffo

COMMENTS