Baanka Dhexe Somaliland Oo Digniin Ka Soo Saaray Dhac “Jiif oo Jaq ah” Oo Dadka Lacagta Lagaga Dhacayo
December 25, 2025 - Written by maamule

Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa digniin u diray bulshada in ay ka feejignaadaan nidaam ay sheegeen in uu yahay mid xeeladaysan (jiif oo jaq sh), oo lagu khiyaameeyo dadka, isla markaa na lacagaha lagaga dhacayo.

COMMENTS