“Waxaan idiinku bushaaraynayaa in dalal kale soo hayaan dariiqa aqoonsiga JSL,” Madaxweyne Cirro
December 27, 2025 - Written by maamule

“Waxaan idiinku bushaaraynayaa in dalal kale soo hayaan dariiqa aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland,” ayuu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cirro, oo hadal u jeediyey shacabweynaha JSL.

COMMENTS