Giriigga iyo Qubrus Oo Raadinaya Joogitaan Geeska Afrika Kadib Aqoonsiga Somaliland
December 27, 2025 - Written by maamule

Warbaahinta Greek Report, ayaa qortay in Giriigga iyo Qubrus (Cyprus) ay hadda bilaabaan in ay dhistaan joogitaan iyo saameyn ay ku yeeshaan Geesta Afrika, kaddib markii Israel ay aqoonsatay Somaliland.

Qoraalka ayaa sheegaya in aqoonsiga Israaโ€™iil uu beddelay muuqaalka istaraatiijiga ah ee gobolka, isla markaa na xidhiidh dhow oo ay Giriigga iyo Qubrus la yeeshaan Hargeysa uu u siin karo joogitaan muhiim ah oo dhanka istaraatiijiyadda ah, maadaama Turkiga (Ankara) uu si xooggan u ballaadhinayo saameyntiisa gobolka.

COMMENTS