Shacabkii Farxadda Aqoonsigu Guryahooda Ka Soo Saaray Ee Isugu Soo Baxay Garoonka Wayn ee Hargaysa
December 28, 2025 - Written by maamule

Shacab tiro badan oo maanta isugu soo baxay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa, ayaa taageero mug leh u muujiyey aqooniga Jamhuuriyadda Somaliland ka heshay dawladda Israel.

COMMENTS