Madaxweyne Cirro Oo Shaaca Ka Qaaday In Dadal Kale Jidka Ku Soo Jiraan Oo Ay Aqoonsan Doonaan JSL
December 31, 2025 - Written by maamule

“Waxaan ugu bushaaraynayaa shacbiga, in dawlado kale oo badani ay waddada ku soo jiraan oo ay ina ictiraafi doonaan, haddii Alle yidhaahdo,” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cirro. Madaxweyne Cirro Oo Shacabka JSL Ugu Bushaareeyey In Dawlado Badan Ay Somaliland Aqoonsan Doonaan

COMMENTS