Muqdisho: Masuuliyiinta Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Warmurtiyeed Xanbaarsan Mowqifkii Ka Dib Aqoonsiga JSL Heshay
January 1, 2026 - Written by maamule

Masuuliyiinta Ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho, ayaa markii ugu horreysay soo bandhigay moqifkooda, ka dib markii Jamhuuriyadda Somaliland ay aqoonsiga ka heshay Israa’iil iyo talooyin ay soo jeediyeen.

COMMENTS