Hargeysa: Xukuumadda JSL Oo $40, 000 Gaadhsiisay Qoyskii Shanta Qof Kaga Dhinteen Guri Ku Gubtay
January 5, 2026 - Written by maamule

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta ku wareejisay lacag dhan $40,000 oo dollar ehelka qoyskii saaka ku geeriyooday dab ka kacay gurigii ay ku noolaayeen ee Hargeysa. Lacagtan ayaa ah mid gargaar degdeg ah oo dowladda ka timid, waxaana lagu taageerayaa qoyskii ay masiibadu ku dhacday si loogu fududeeyo dhaqaale ahaan xaaladaha degdegga ah ee ka dhashay khasaaraha iyo aaska ba.

COMMENTS