“Soomaaliya haddii ay ku soo duusho Somaliland sidii ay berigii hore ugu jabtay…” MadaxweyneCirro
January 14, 2026 - Written by maamule

“Soomaaliya haddii ay ku soo duusho Somaliland, sidii ay berigii hore ugu jabtay duullaankeedii si ka xun ayey ugu jabi doontaa,” ayuu yidhi madaxweyne Cabdiraxmnaan Cirro, oo maanta kulan kula yeeshay xisbiyada qaranka, xarunta madaxtooyada JSL.

COMMENTS