Nin Ku Eedaysan In Uu Xaaskii Toorey Ku Dilay Burco Oo Ciidanka Boolisku Gacanta Ku Soo Dhigeen
January 30, 2026 - Written by maamule

Nin ku eedaysan in uu xaaskii toorey ku dilay magaalada Burco, ayey Ciidanka Boolisku shaaciyeen in ay ku guuleysteen soo qabashadiisa.

COMMENTS